Xubnihii Al-Shabaab ee ka howlgeli jiray K/Gaalkacyo oo dil lagu xukumay (Sawirro)

Maxkamadda ciidamada Puntland ee magaalada Gaalkacyo ayaa maanta xukun dil ah ku riday 8 dhalinyaro ah oo la sheegay inay ahaayeen shabakad ka tirsan Alshabaab oo dilalka madax jabinta iyo qaraxyada ka geysan jirey Koonfurta magaalada Gaalkacyo. Xeer ilaalinta Maxkamada ciidamada Puntland, ayaa soo bandhigtay caddeymo maqal iyo Muuqaal ah oo eedeysanayaashu ku qiranayeen inay … Continue reading Xubnihii Al-Shabaab ee ka howlgeli jiray K/Gaalkacyo oo dil lagu xukumay (Sawirro)